Olole nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Boosaaso.

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waaxda arrimaha bulshada Dawlada Hoose ee Magaalada Boosaaso ayaa xaafada Suweyta ka bilowday Olole Nadaafadeed oo lagu soo celinaayo bilicda xaafada.

Waxaana ka qeyb kalay ololaha Nadaafadeed Gudoomiyaha Xaafadda Suweyta Cabdiwali Cali Cartan ,  mas’uuiyiin ka tirsan dowlada hoose ee Boosaaso iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.