Haween ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeyaan iibinta xoolaha.

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa maalin kasta u shaqo taga suuqa xoolaha ee xaafadda Kooshin si xoolo dhaqatada xoolahooda keena suuqa uga iibsadan islamarkana ay ugu sii iibiyan haweenka hilbleyda ah iyaga oo saarta qiimo yar oo faaido ah.

Haweenkaan ayaa marmarka qaar kala kulmo Caqabado kale duwan sida in ay mararka qaar xoolo waayan iyo in mararka qaar qasaare lacageed lakulmaan.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.