Arday baratay Tafsiirka Qu’aanka kariimka oo munaasbad qalin jabin loogu qabtay magaalda Carmo.

0
79

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Carmo Ee Gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 20 Arday oo soo saray Shiiq Saciid Muumin Cismaciil ayaa dhameysatay Barashada Tafsiirka Qur’aanka Kariimaka Ee 30 Jus.

Waxa ka qeyb galay munaasabada bahda waxbarashada, waalidiin, culimada degaanka iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.