In ka badan 30 gabdhood oo saxafiyiin ah oo tababar looga furay Baydhabo.

0
74

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo kaashaneysa wasaarada warfaafinta soomaaliya ayaa Maanta Baydhabo Tababar ugu Furay ilaa 30 Gabdhood oo laga soo kala xulay wariyaasha ka howl gala magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka baay.

tababarka oo kusaabsanaa doorka maamulka warbaahinta ee haweenka ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan wasaarada warfaafinta dowlada soomaaliya ururka saxafiyiinta gobolka baay iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed