Qurbo joog gaadiid ku wareejisay maamulka degmada Galkacyo.

0
76

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa lagu wareejiyey labo Gaadiid oo loogu talagay in loogu adeego dowlada hoose ee degmada Gaalkacyo si aay qeyb uku qeyb qaataan nadaafada kuwaasi oo aay ugu deeqeen jaaliyada Qurbejoogta ah ee deegaanka kasoo jeeda.

Munaasbada lagu wareejinayey gaadiidka ayaa waxa kasoo qeyb kalay duqa degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan sheikh Xassan Jimcaale iyo xubno kasocday bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi