Tababar ku saabsan sida loo tabiyo wararka ku saabsan nafaqadarada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
131

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Jubbaland Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa magaalada Kismaayo ka daah furay tababar ku saabsan sida loo tabiyo wararka ku saabsan nafaqadarada.

Tababarkan oo socon doonaa muddo shan maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galaya wariyasha ka howlgala warbaahinta gudaha magaalada Kismaayo.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.