Wado dhaxmarta suuqa degmada kaaraan oo la dhagax dhigay.

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir Abshir Maxamed Maxamuud ayaa dhagax dhigay wadada dhaxmarta suuqa degmada Kaaraan taasoo dib u dhis lagu sameynayo.

Dhagax dhiga wadadan dhaxmarta suuqa degmada Karaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan maamulka degmada, ganacsato iyo madaxda shirkadda dhiseysa wadadan.

Warbixintaan waxa soojeedinay Maxamed Cabdi Saneey.