Culumaaudiin ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha masjidu-raxmaan ee xaafada Gubta

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhismaha masjidu-raxmaan oo kuyaalo xaafada Gubta ee magaalada Muqdisho oo maraya heer gabgabo ah ayaa hada waxaa ka go,ay dhaqaalahii lagu dhameystiri lahaa.

Masjidka ayaa ahaa markii hore dhisma gaaban iyada oo hada loo dhisayo dabaq ahaan.

Warbixintaan waxa soojeedinay Cumar Yuusuf Aadan.