Tababar ku saabsan ilaalinta duur-joogta oo lagu qabtay Hargeysa.

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Somaliland shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay tabobar kusaabsan ilaalinta duur-joogta

Tababarkaan oo socon doona muddo Sideed maalmooda ayaa waxa soo qaban qaabiyey wasaarada deeganka Somaliland iyo maxkamada sare ee golareyda ee dalka mareykanka waxaa kaqeyb qaadanaya qaar kamid ah isuduwayaasha wasaarada deegaanka deegaanada maamulka Somaliland iyo xubno kasocda bahda cadaalada booliska iyo jaamacada Hargeysa.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.