Dhalinyarada ka shaqeysa makiinadaha saliida oo ku soo badanaya Baladweyne.

0
150

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Cabdifitaax Cismaan Xasan waxa uu kamid ah yahay dhalinyarada ku nool Baladweyne gaar ahaane kuwa kashaqeeyo makiinadaha soo saaro saliid macasarada.

Cabdifitaax ayaa mudo kabadan 20 sano ka shaqeynayay shaqadan shiidista saliid macsarada isagoo ka dabara nolosha qoyskiisa iyo mida waalidkiisa.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.