Shirka Wacyi galinta Ceymiska Xoolaha oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

0
68

Baladwayne ( Radio Beerlula )shirka wacyigilinta ceymiska xoolaha oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya.

shirka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS xuseen xasan maxamad hey,adaha ka shaqeya xanaanada xoolaha madaxda bangiyada qaar xubno kasocday bankiga dhexe ee dalka iyo marti schaaf kale oo lagu casuumay.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed