Tababar ku saabsan dib u eegista Dastuurka oo ka furmay Baydhabo.

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula )Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska maamulka KGS Nasro Aweys Sheikh Hussein Ayaa magaalada Baydhabo Ka Daahfurtay Tababar Kusaabsan Dib u Eegista Hanaanka Dastuurka

Tababarka oo socon doonno muddo saddex maalin ah ayaa waxa Kasoo Qeyb kalay Wasiirka Arrimaha gudaha maamulka KGS , Xildhibaano Katirsan maamulka KGS Bahda Garsoorka, Ururada Haweenka iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi