In ka badan 30 wariye oo tababar looga furay Hargeysa

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa magaalada Hargeeysa ee xarunta maamulka Soomaliland Tababar uga daah furyay inkabadan 30 Suxufi, kuwaasi oo ka howl gala warbaahinada ku yaalo gobalada maamulka Soomaliland.

Inta uu socdo tababarka ayaa waxa suxufiyiinta lagu tababari doonaa arrimaha la xiriira Xalinta Khilaafaadka iyo doorka ay ka qaadan karaan Warbaahinta.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.