Heshiis laga gaaray colaad beeleed ka taagneyd gobolka shabeellaha dhexe.

0
123

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Laba ka mid ah Beelaha daga Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa heshiis ka gaaray colaad ka dhex jirtay beeleahaasi walaalaha waxana madasha heshiiska lagu gaaray goob joog ka ahaa madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen madaxweynihii hore ee dalka Sheikh Sharif Sheikh Axmed iyo madax dhaqameed soomaaliyeed oo mudoodinkii danbe u joogay nabadeynta beelaha wada dhashay ee ay colaadu ka dhaxeysay degmooyinka Cadale iyo Raage ceele gobolka shabeellaha dhexe.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.