Labo ceel biyood oo laga hirgeliyay Deegaanka Dalaw ee gobolka Saaxil

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Al-Raxma Ayaa ka hirgalisay Deegaanka Dalaw ee Gobolka Saaxil 2 Ceelbiyood oo aay soo waqafeen walaalo muxsiniin ah.

Madasha lagu daahfurayey labada Ceelbiyood ayaa waxa kasoo qeyb kalay mas’uuliyiin Katirsan hay’adda Al-Raxma iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxa soojeedinay Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.