Daruufo nololeed oo soo wajahay qoysaska ku nool deegano hoostaga Baladxaawo.

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo degan  Dagmada dollow ee soomaaliya ayaa waxaa heysto xalado nolol xumo oo ay ka mid yahiin biyo la aan hooy la,aan rashiin la.aan iyo wax waliba oo nolosha muhiim u ah.

Barkacyaasha dagmada dollow ayaa hadda isticmaalo biyaha webiga kadib markii ay gureen ceelashii biyaha ay kacabi jireen islamarkaana saamyn kuyeelatay barkacyaasha.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.