Maamulka Gobolka Banaadir oo daahfuray barnamijka xaadirinta shaqalaha

0
91

Baladwayne ( Radio Beerlula )Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Xaadirinta Shaqaalaha Maamulka Gobolka Banaadir.

Qalabkan oo ah mid lagu rikibay xafiiska Dowlada hoose ee Xamar ayaa loogu talo galay inay farta saaran xiliga ay soo galayaan ama ka baxayan shaqada si loola socodo shaqo maalmeedkooda.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen