Haweenka gobolka Hiiraan oo doortay Hogaan Cusub.

0
132

Baladwayne ( Radio Beerlula )Munaasabadan oo aheyd mid lagu dooranayay gudoomyaha haweenka gobolka Hiiraan Hiiraan ku xigaeenadiisa heer gobol iyo degmo ayaa lagu qabtay hotel Madiinada ee magaalada Baladweyne.

Doorshada ayaa aheyd mid gacan taag ah waxaa xilka gudoomiyaha ku tartamay Raxmo Cabdi Sheekh Sagal Nuur Carab waxaana xilka gudoomiyaha ku guuleystay Raxmo Cabdi Sheekh.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan