Sare u kac ku yimid qiimah la iibiyo cabitaanada suuqyada Baladwayne.

0
143

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee Cabitaanada suuqyada Magaalad Baladweyne.

Sare u kacaan ayaa waxaa sababay Cabitaanadii hore oo suuqa laga waayay islamarkana suuqa lagu soo kordhiyay Cabitaano cusub kaasi oo keentay in la iibiyo qiimo ka sareeyo midkii hore.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.