Maamulka dugsi quraan ku yaalo degmada Xudur oo Codsaday in loo dhiso dhismo cusub.

0
297

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Macalin Daaha Macalin Maxamed oo macalin ka ah dugsi lagu barto qur’aanka kariimka oo ku yaalla magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in xiligan ay baahi weyn u qaban in dib u dhis loogu sameeyo kadib markii Inta badan u dumay dhismaha dugsiga.

Dugsigan oo dhismihiisa uu ka kooban yahay dhis kor laga saaray jiingad ayaa inta badan aan celin karin dhibicda roobka iyo qoraxda maalintii.

Warbixintaan waxa soojeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.