Kulan loogu hadlayay Nabad dhiska haweenka dalka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

0
127

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay sidii kor loogu qaadi laha nabad dhiska dalka iyo badqabka Haweenka oo aay soo qaban qaabiyeen hay’addaha SWCD SWSC iyo Safer World

Shirka ayaa waxa ka soo qeyb kalay wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan DFS iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.