Xarunta hay’adda mareynta masiibooyinka qaranka oo xariga laga jaray.

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa xariga ka jaray xarunta cusub ee hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SODMA oo laga hirgeliyay magaalada Muqdisho.

Madasha xariga looga jarayay xaruntan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan hogaanka hay’adda SODMA iyo masuuliyiin ka tirsan hay’addah dowladda.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.