Qoysas ku nool tuulada Mooyiko oo wajahaya xaalado nololeed.

0
116

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dadka ku dhaqan tuulada Mooyiko hoostagta degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhaxe ayaa waxaa soo wajahay xaalado nololeed.

Baahiyaha ugu daran ee dadkan haaysto ayaa waxaa kamid ah Caafimaad daro Biyo,laan iyo Waxbarasho la,aan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.