Xarun Caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka wadajir oo ka tirsan degmada Dhoobleey.

0
203

Baladweyne (Radio Beerlula)-deegaanka Wadajir oo hoos taga degmada Dhoobley ayaa laga hir gali xarun cafimaad oo ay bulshada deeganka baahi weyn u qabeen
daah furka xaruntaan cafimaad ayaa waxa ka soo qeyb galay Maamulka degmada Dhoobley madax ka socoto haayada wasdha iyo bulshada deeganka Wadajir

agsimaha guud ee wasarada cafimaadka mamulka jubaland cabdi fitaax axmad maxamad iyo rooble xasan muqtaar oo ka socoday haay’ada wasdha oo hir galisay xaruntaan ayaa ka warmaya ahmiyada ay ledahey xaruntaan

 

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Aadan Xuseen.