Iskuul cusub oo laga hirgeliyay Magaalada Hargeysa oo xariga laga jaray.

0
97

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada hargeysa ee caasimada maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay dugsiga cusub ee Ogaal.

Waxaa goobjoog ahaa madasha xariga looga jarayay maamulka dugsiga xubno matalayay wasaarada waxbarashada Soomaliland culimo iyo waalidiin.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan