Ardey baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Buula burde.

0
92

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magalada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen 13 Arday oo dhamaysay Qur’aanka Kariimka ah islamarkaana ka aflaxday Madarasada Daarusalaam ee magaalada Buulaburte

munaasabada ayaa waxa ka qayb kalay maamulka Madarasada, bahda waxbarashada waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi