Qoysas ku nool kaamka Jiwaan jir loow Baladweyne oo wajahaya xaalado bani”aadinimo.

0
132

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qoysaskaan oo ku nool kaamka jiwaan jir loow ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan heysata duruufo kala duwan oo ay ka mid tahay Hoy la’aan, Caafimaad darro iyo Raashin yari.

Waxana dadkan  ayaa waxa ay ka soo barkaceen deegaanada Maaxaas iyo Moqori ee duleedka magalada Baladwyne.

Warbixintan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.