Arday baratay cilmiga Computer oo munaasabad loogu qabtay Degmada Baladxaawo.

0
128

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen 25 arday oo baratay cilmiga Computer-ka ka kana aflaxay mac,hadka River International College ayaa lagu qabtay Degmada Beledxaawo.

Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka machadka , aqoonyahano , waalidiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Warbixintaan waxa soojeedinay Cumar Yuusuf Aadan.