In ka badan 25 arday oo dhameeyay Qur’aanka Kariimka oo munaasbad dhiirigelin loogu qabtay Burco.

0
128

Baladwayne ( Radio Beerlula )Markaska Daaru-taqwa ee barashada iyo xifdinta qur’aanka kariimka ee magaalada Burco ayaa munaasabad dhiiri galin ah u qabtay 25 arday oo dhamaysay Qur’aanka Kariimka.

Munaasabada ayaa waxa ka qayb kalay maamulka Markiska, Bahda waxbarashada, waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinay Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.