Ardey iyo dhaqaatiir adeegyo caafimaad ka sameeyay duleedka magaalada Burco.

0
96

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ardayda Caafimaadka ka barta Jaamacada Shifo faraceeda magaalada Burco iyo dhaqaatiirta wax kadhiga Jaamacada ayaa adeegyo Caafimaad oo Bilaash ah usameeyey dadka Deegaanka Geed Abokor ee hoos taga magaalada Burco

adeegyadaan Caafimaad ee kasameeysay Jaamacada Shifo ayaa waxa kafaa’ideystay dadka deegaanka oo iskugu jira waayeel Caruur iyo Haween.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi