Dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay isticmaalka daawo dhireedka.

0
188

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku soo badanayo goobaha lagu iibiyo daawada loo yaqano daawo dheeredka sida dadka iibiyo ay shegana la isku daaweyo

inta badan dadka iib sado ayaa kala kulmo sameyn badan iyo xanuno badan oo ku bilwado waqtiga ay cunan dawo dhireedka mana jirto dhaqtar ama xarun cafimaad oo loga soo qoro dawaaas

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.