Ardey munaasabad qalin jabin loogu qabtay magaalada Gaalkacyo.

0
150

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen 108 arday oo bartay xirfado kala duwan islamarkaana ka aflaxay Machadka Macruuf online ayaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb kalay maamulka machadka aqoonyahano waalidiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.