Shirweynaha dib u heshisiinta haweenka koonfur galbeed oo ka furmayo Baydhabo.

0
73

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska KG Marwo Nasro Aweys Sheikh Hussein Ayaa Baydhabo Ka Daahfurtay Shirka Haween- Weynaha Koonfur Galbeed Ee Dib-u heshiisiinta iyo Xasilinta Dowlada KG

Furitaanka Shirka Waxaa Kasoo Qeyb galay Lataliyaha Madaxweynaha Koofurgalbeed Dhinaca Warbaahinta Proffesor Mohamed Xaayow iyo Mas’uuliyiin Kale.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan