Dawladda Soomaaliya oo daahfurtay barnamijka diiwaan-gelinta shaqaalaha KMG ah.

0
89

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Libaax Ibraahim ayaa maanta daah-furay diiwaan-gelinta shaqaalaha KMG ah ee dowladda.

Ujeedka tirakoobka shaqaalaha KMG ayaa ah sidii loo dul-istaagi lahaa shaqaalaha shaqeeya ee xuquuqda dowladda ka qaato iyo kuwa aan shaqeyn balse mishaarka udhaco.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.