Dadka Xoola Dhaqatada ah ee kunool deegaano hoos Taga Badhan oo codsaday barkado ay biyaha kacabaan.

0
133

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Bulshada Xoola Dhaqatada ah ee kunool deegaanka Toga Moqor oo hoostaga Degmada Badhan ayaa Codsaday In loo dhiso Baraagyo ay kuwaraabsadaan xoolahooda.

Deegaanka Toga moqor ayaa Qurbajoogta Deegaanku kahirgeliyeen Ceelbiyood Riiga ah oo dadka deegaanka baahi weyn uqabeyn iyadoo xoola dhaqatada biyaha laga iibin jirey qiimo dhan 8 dollar.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.