Shirk istiraatiijiyadda qaranka ee isku xirka xiriirka Warbaahinta oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

0
91

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay Shir loogu hadlayay istiraatiijiyadda qaranka ee isku xirka xiriirka Warbaahinta.

Xiritaanka Shirka ayaa waxa kaso qayb galay Wasiirka Warfaafinta dowlada Soomaliya, Wasiiro , Xildhibaano iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.