Dhalinyarada Baladweyne oo ka hadlay go’aanka lagu xirayo Telegram, TIKTOK iyo 1xbet ka.

0
146

Baladwayne ( Radio Beelula )-Wasaaradda isgaarsiinta iyo tiknolojiyadda xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-ka bishan si rasmi ah dalka looga mamnuuci doono aaladaha TikTok ,Telegram iyo 1 xbet .

Go’aankan ayaa waxaa si weyn uga soo horjeestay dhalinyarada Soomaaliyeed ee isticmaala baraha bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.