Dib u heshisiin loo sameeyay laba Beelood oo wada dega shabeellaha dhexe.

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Burka dirimeed waxaa Heshiis ku Gaaray Laba beelood oo walaalo ah islamarkaan dhawaan ku Dagaalamay Deegaanada Laba Garas iyo Guulane ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

labadaan beelood ayaa wax ay kuheshiiyeen in aan LA tacaban karin beeraha cusub islamarkaan lagu nacfiyo kuwa tacaban waxaa kale lagu heshiiyay in hubka laga dhiga labad beelood eedirda kadhaxeeyso.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.