Tababar ku saabsan muuqaal sameynta oo lagu soo gaba gabeeyay Boorama.

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )Magaalada Boorama  ayaa lagu soo gabagabeeyay tababarkaan oo ku saabsanaa habka loo Sameeyo muuqalada iyo sida loo qaado Sawirada kaasi oo loo qabtay qaaar kamid ah suxufiyiinta ka shaqeeya Magaalada Boorma.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka suxufiyiinta gabdhaha ee Wija iyo Hay’addaha Qaramada Midoobay.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.