Madaxweynaha Soomaaliland oo kulan looga hadlayay horumarka iyo nabadda la qaatay aqoonyahannada Burco.

0
79

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Somaalind Muuse Biix Cabdi ayaa kulan ku saabsan nabadd galyada iyo hormarka Somaalind la qaatay aqoonyahanada soomalind magaalada Burco ee gobalka Togdheere.

Aqoonyahnada la kulmay madaxwynaha ayaa kala soo kala xulay iskuulada iyo jaamacdaha kalduwan ee gobalka togdheere.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.