Tababar ku saabsan Ceymiiska xoolaha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
114

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka  ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan Hanaanka Ceymiska Xoolaha kaasi oo soco doona mudo laba maalin ah.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS waxana ka qeyb galay xubno kasocda hay’addaha ceymiska kashaqeeye bankiyada iyo qaar kamid ah shaqaalaha wasaarada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.