Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baledxaawo ee gobolka gedo ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan tabinta wararka uur ku taalada leh kaasi oo soco doona mudo saddex maalin ah
Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Ururka gabdhaha suxufiyiinta soomaaliyeed waxana ka qeyb galay 25 wariye oo kasocday degmooyinka Baladxaawo, Doolow, iyo Luuq
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.