In kabadan 25 Arday oo ka ka qalinjibisay Jaamacada Qur’aanka ee Hargeysa.

0
80

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee maamulka Soomalind ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 25 Arday oo bartay qur,aanka kariimka islamarkana ka aflaxay Jaamacada Qur’aanka.

Munaasabada ayaa waxa kaso qayb galay wasiir katirsan Soomaliland , Xildhibaano, maamulka jaamacada , Waalidiin, Dhalinyaro, Macalimiin , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud