Madaxweynaha Soomaliland oo dhagax dhigay Isbitaalka dhimirk ee magaaladda Berbera.

0
79

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Soomaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Berbera ee xarunta Gobalka Saaxil Ka dhagax dhigay Dhismaha Cusbitaalka dhimirka.

Munaasabad dhagax dhiga ayaa waxa kaso qayb galay Maamulka gobolka Saaxil kan magaalada Berbera, Odayaaal dhaqameed , iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan