Kulan looga hadlayay amniga iyo nadaafadda oo lagu qabtay Garoowe.

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Putland ayaa lagu qabtay Shir looga hadlayey amniga iyo nadaafadda islamarkana waxa soo qaban qaabiyay maamulka Xaafada Horseed oo kamid ah Xaafadaha Magaalada Garowe.

Shirkaan ayaa wxa kasoo qayb galay Mas,uuliyiin ka socday Dowlada Hoose magaalada Garowe, Maamulka Xaafada Horseed, ganacsato , Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey