Haween ku nool Baladweyne Oo noloshooda ka maareeya iibinta Jalaatada.

0
93

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Si nolosha reerkooda ay u mareeyaan Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne waxay ku dhiiradeen inay suuqyada magaalada ku iibiyaan Jalaatada iyagoo lacagaha yar ee ay ka helaan ay ku dabaran nolosha qooysaskooda.

Haweenkaan ayaa jalaatada inta badan ku iibiyo goobaha ka agdhaw waxbarshada si caruurta iskuuleed ay uga iibsadaan.

Warbixintaan waxa soojinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.