In ka badan 37 arday oo baratay shareecada islaamka oo munaasabad loogu qabtay magalaada Jalalaqsi.

0
95

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinaayeen inkabadan 37 arday oo bartay Culuumta Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxay machadka imaan Dahabi ee Degamada Jalalaqsi oo ka tirsan Gobalka Hiiraan.

Waxa kasoo qayb galay munaasbada maamulka Degmada Jalalaqsi, Maamulka Machadka, Dhallinyaro,Ardayda munaasabada loo qaybtay iyo qaybaha kale ee bulshada Degmada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.