Dhalinyaro ku nool Baydhabo oo codsaday in shaqo abuur loo sameeyo.

0
93

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxa ku nool dhalinyaro badan kuwaas dhameeyay iskuulada dugsiga sare iyo Jaamacada ku yaalo magaalda Baydhabo islamarkaan shaqo ku waayay waxyaabihii ay barteen.

Dhallinyaradan ayaa hada ka shaqeeya Dhaqista Gawaarida Noocyadooda kala duwan iyo Xirfado kale oo ay noloshooda ku dabiraan.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.