Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo Fursado shaqo ka helay Xarunta indhaha ee Iqlaas.

0
97

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xarunta indha ee iqlaas oo ku taalo magalada baladweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhalinyaro badan oo wax ku bartay jamacadaha dalka

Dhalinyardaan ayaa jamacadaha ka bartay kuliyado kala duwan balse shaqo ku wayay wax yabahii ay barteen

Warbixintaan waxa soojeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.