Maamulka degmada Kismaayo oo amar ku soo rogay dadka iska leh dameeraha.

0
48

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Kismaayo oo gacan kahelaya dowladda hoose ayaa olole nadaafadeed kasamayay xaafadaha farjano iyo calanleey ee magaalada Kismaayo

Ololaha nadaafadeed ayaa waxa uu ahaa ujeedkisa sidi loosoo celinlahaa bilicda deegaanka.

Warbixintan waxaa inoo haya Xawo Aadan Xuseen